Naar de inhoud
GiftCoves
Afka Hooyo Waa Hodan

Afka Hooyo Waa Hodan

€ 14,00

bij 1 winkel

Streepjescode: 9780995753365

Alle aanbiedingen

We verdienen mogelijk commissie als je via deze link koopt. Wat jij betaalt verandert niet.

Over dit product

Biyo-culusta buuggan daabacaaddiisa labaad waa dhawrqodob oo iskaashanaya ama isbuuxinaya oo kala ah: qiimahaafka iyo ahmiyaddiisa, heerarkii sooyaalka qoraalka fartaSoomaaligu soo martay, isirro afka madhxintiisa u taagnaaxilligii aanu qornayn, hodantinnimadiisa ka marag kacayaoo dhinaca tarminta iyo tayada ereyadiisa qaabbilayey,meerisyo gabay oo sidii maahmaahda u dhaqan galay,gabay-ku-maahmaahyo beyd ama beydad aynu ubixinnay, maanso-ku-sheekaynta suugaaneed, doorarkaiyo xaaladaha shibbaneyaasha labanlaabma, isrogroggaiyo macneyaal kala duwan oo ay sameeyaan ereyada il,far, dheg, iyo af, qabyada qoraalka afka Soomaaliga iyoraadadka afafka qalaadi ku yeesheen afka Soomaaliga,gaar ahaan Carabida, Ingiriisida, Talyaaniga, iyo kuwokale. Ugu dambayntii waxa uu buuggu isweydiinayaa in afSoomaaligu badbaadi karo!

Omschrijving aangeleverd door bol.com.

Inloggen

Aanmelden met Google
of

Vul je e-mailadres in en we sturen je een aanmeldlink. Geen wachtwoord om te onthouden.